- info@silveracademy.so
- +252 61 0831580
Ku soo dhowow Silver Academy! Waxaan ku faraxsanahay inaad halkan joogto.
Waxaan nahay madal waxbarasho oo online ah oou heellan inay ku siiso fursado waxbarasho oo tayo sare leh oo la awoodi karo.hanaankakoorsooyinkeena waxaa ugu talagalnay dhalinyarada jacel barashada xirfadaha digital media yaha
Macalimiintena waa macalimiin qibrad u leh xirfadaha ay bixinayaan sidoo kalan waxay mudo badan ku dhex jiraan xirfadaha digital media yaha
Multimedia Specialist
WordPress Dev.
Ui/UX Designer